Wednesday, 16 November 2011

Nuux Maxamud Iyo Gaalgalo Waxba Iskuma Ahan!

Waxaa wax iga yaabiyay in maanta dad maanqaab ahi ay la soo taaganyihiin beesha faca weyn ee somaliya caanka ah ee la yiraa "Gaal-Galo" oo ah micnaheedu yahay "Geel-Gale" ayaa ah laf ka tirsan Beesha Maxamud saleebaan  lana yiraahdo "Nuux Maxamuud" isla markaana ah Majerten Daarood ismail!! Waa ceeb in maanta nasab been abuur loo sameeeyo beel dhan oo somalidu taqaan lagu sheego iney daarood yihiin anagoo og inaan isir noo galin daarood.haka waantoobeen dadka maanta dahaya gaalgalo waa daarood waayo anagu waan naqaan meesha aan ka soo jeedo mana nihin mana ahaan doono majerten ama daarood.

Hadii laga Fogaan waayo sheegashadaas foosha xun oo nasab dhan la inkirayo,waxaa soo bixi doonta shakigii awal ee ahaa in majertenku yahay dad laysku keenkeenay.


14 comments:

  1. JAWAAB CELIN

    ABGAAL MA DAD ISLADHASHAYAA MASE DAN ISUKEENTAY ???

    Sida lawada ogsoon yahay Abgaal waa dan isukeentay lkn maaha dad isladhashay sababtuna waxey tahay waxaa jira qabiila badan oo Abgaal ku abtirsada asalkoodane lagaranayo meeshey kasoo jeedaan degaan ahaan iyo qabiilkee udhasheeyn intaba
    Qabiiladaa waxaa kamida.....

    (1)indhayar
    (2)maxamed raaf
    (3)gadiid dudub
    (4)kabaale
    (5)habar nugaale
    (6)macalin dhiblaawe
    (7)qajaf weyn
    intaan waa inta lagaranayo asal ahaan iney Darood kasoo jeedaan inta kale oo soo harane waa intii ajuuraanka uga tagay meesha waayoo waxaa lawada garanayaa dhulka Abgaal daganyahay in ujuuraan deganaan jiray balse Hawiye isbiirsaday kakiciyay taasne waxaa tusaale kuugu filan magaca Abgaal
    waa afka maay-ga looyaqaan (INA GEEL LAJIR) taasi waxey kutusee in odagii Abgaal oo ahaa nin qowsaar nima kusoo galay gobolka shabeele
    balse dadka qaar ayaa aaminsan in gaalkii gumeestaha oo keenay kadibne magaca qaabkaas sabab unoqotay inuu kubaxo oo layiraahdo Abgaal
    marka gaba gabadii hadalkeega ayaa waxeey tahay ninkaadaan aqoonta sheeganayoow asalkaada waa midkaan aan soo xusay marka hadii aadan aqoon isulaheen waxaa tahay ama aad isleedahay sihooso laguuma yaqaan liberey ama meel kasta oo buugaaga taariikhda ladhigay ayaa laga helaa aslkaada inuu yahay dad aan latirsan
    mida kaliya oo illah idinkugu kaalmeeyay ayaa ah inaad noqoteen dad sida digil iyo mirifle camal kadibne aad badateen marka ha uqaadan dadka inaad ufiicantahay dan isukeentay ayaa tihiin dhalyase waad kukala duwantihiin ee sidaa lasoco

    By A SH MUUSE

    ReplyDelete
    Replies
    1. Abgaal waa dhalasho ee maaha wax lasoo galo sidaa ula soco hana nagu qaldin umada la isku soo aruuriyay. Hadeey ku dhibtay tirada iyo tayada Beelweynta Ugu Badan Soomaliya ee Abgaal Cismaan walikaa ciilka wuu ku hayn doonaa.

      Delete
    2. Saxix eeboe
      Abgaal nin ahayn ishiisa ilin a kutaala kuwaa cuqdadeysan warkoda kabax

      Delete
    3. WAR WA MAXAY NINKAN ISKA HADLAY WARSANGELI KALIYA AYUU KA SAARAY 3 LAFOOD OO AAN MIDKOODNA FARAC U GALIN QOLADUU SHEEGAYO TANKALE TIRADA ALLAH AYAA KU XUKUMO,WEY JIRTAA IN SOOMAALI TAHAY DALADU GEBIGOODNA WAA ISKU SENJI, HAWIYE, DAAROOD, DIR, RAXANWEYN ntaas waa hal dna balse abgaal ayaa ah siDA DIGIL IYO MIRIFLE QOFKII DHAHAY WAA QOF AAN HABA YARAATEE WAX KA AQOO TAARIIKHDA

      Delete
  2. This comment has been removed by the author.

    ReplyDelete
  3. Kkkkkk qof jiran baa qoray maqaalkaan.Waxaa ii muuqato inoow ka xunyahay tirada iyo tayada Beesha Abgaal Cismaan.

    ReplyDelete
    Replies
    1. Nacala idinku yaal abgaal inu yahay
      Dad aruris ah yey ka qarson tahay
      Wa adigan leh waxa laga xunyahay tirada misa dad aruris ah aya laga xumada
      Wey jiran dad tiro iyo tayo leh balsa abgaal mahan midas ogsonow nacala abaha ku yaaley kula wase

      Delete
  4. Qof iska hadlaay uma xumiid e ha u gafiin beel weynta cali cismaan dalandole magac miiskiin kama ahaan dad iyo deeq ebaheeya ku maneeystay hadii wax leysku kenii karo kuwa hore aya isku keeni laha

    ReplyDelete
  5. Qof iska hadlaay uma xumiid e ha u gafiin beel weynta cali cismaan dalandole magac miiskiin kama ahaan dad iyo deeq ebaheeya ku maneeystay hadii wax leysku kenii karo kuwa hore aya isku keeni laha

    ReplyDelete
  6. Meel xun bey kula martay adeer dib ugu laabo

    ReplyDelete
  7. Digil iyo mirifle maxeey kukala duwanyihiin
    Abgaal

    Labaduba dhalyo mafiiriyaane dhaqan ayey fiiriyaan cidii ladhaqanto ayageey kamid noqdaan sida badan

    ReplyDelete
  8. taasi waa midan jirin lkn waxaan ku leehay garaad kada ayaad hadashay mida labad qabiil dhashay waaye beel weynta mudulood hiraab waxaad ku sheektay dad is kaashtay oo u jan jeera daarodisam eey kugu ween tahay qabyadada darood mida labad sacad iyo kabale waa ilmo wili wili wili wili gor gaate gor gaate hawiye tariiqda waa mid kaa fac ween oo aadan ka been shegi karin odayga abgaal aad leedahay wuxuu ahay qowsar taas waxaad ku sheektay beenti labaad odaygi dhalay ama adiga hooyadi ka dhalay oo siiye magaca iyo maa muuska mudulod hiraab adeer tariiqda dib uso baro kama xumaden hadaad i dhihi laheed darood ayaa kaso haajiray wadanka yaman asago laso fa quuqay lagane dhigay midganta yamanta xoolaha u qala ama kubaha u tuma

    ReplyDelete
  9. Waxaa hore loo yiri nin caaytamay laga badi aniga inaa cidna ugafo diyaar uma ahi ama aan ku sheego waxeysan iga mudnen lkn taariikhda wax adiga kuu gaara oo aad qarin kartid maaha
    Hadii aan usoo noqdo nimanka layiraahdo SACAD oo aad dhahday waa ilma wali-wali waa sax lkn yey kasii yihiin wali-wali gorgaate ayaa kusheegtay taasuna sax maahan waayoo waxaa kaa qaldan SACAD sida lawada ogyahay hada waxey katirsanyihiin habar-gidir adigane waxaa leedahay waxey ladhasheen ilma gorgaate labadaas ayaaba isku kaa qabaneen marka waxaan kuleeyahay adigon caaytamin taariikhda dib ugu laabo 📜📜📜

    ReplyDelete
  10. Gaalagle waa daarood
    Warsangali caleed waa daarood
    Macalin dhiblaawe waa daarood
    Habar nugaale waa daarood
    Sacad saciid waa daarood
    Cowrmale waa daarood
    Ajuuraan waa daarood
    Shiikhaal hawiye ma ahan
    Gardheere samaale iyo mayle samaale ma ahan hawiye

    Sidoo kale nabi maxamd ma ahan carab

    Cadaowga soomaaliya wuxuu ka xunyahay soomaalida midnimadooda gaae ahaan beelwaynta hawiye beesha ugu tirada badan soomaalida

    ReplyDelete